diverse group of employees looking up at the camera

Bartilmaameedso guul xirfadaysan

CareerForce waa illo hormarinta xirfada iyo isku aadinta kartida ee Minnesota kaas oo u heelan guushaada. Waxaan halkaan u joognaa inaan kaa caawino inaad hesho, horumariso oo aad sii haysato kartida aad ugu baahan tahay ganacsigaaga si aad u kobacdo oo aad u barwaaqowdo Maadaama ay macluumaad ka heli karto suuqa shaqada ee Minnesota ugu weyn iyo isku xirka musharixiinta khibrada leh laga soo bilaabo heerka soo gelitaanka suuqa illaa iyo maamulka, CareerForce waxay kaa caawin karta inaad hesho kartida/xirfada aad u baahan tahay.
CareerForce waxay bixisaa: