many hands together

Aqoonso waxaa aad khaladay iyo waxa aad kaqaban karto

Waxaa jiro sharciyo badan oo loogu talagalay inay kaadifaacaan in si khaldan laguula dhaqmo goobta shaqada. Waa muhiim inaad barato xaquuqdaan iyo inaad fahanto waxa batrooniyaashu samayn karaan iyo waxa aysan samayn karin. Waxaan doonayaa inaan dulmar kusamayno xaquqdaada iyo difaacyadaada. Waxaan doonaynaa inaad ogaato cidda aad laxariirayso haddii aad dareemayso in lagu takooray. CareerForce mabixiso talooyin sharci oo laxariira xaquuqda goobta shaqada, laakiin waxaan kaacaawin karnaa inaad barato aasasiyada anagoo kusiinayna: