group of workers from many occupations standing together

Taageero dheeri ah waxay kadhigan tahay fursad dheeri ah

Waxaa mahad leh ururkeena wayn e iskaashatada ah oo kuwada jira hal system oo balaaran, waxaad heli doontaa taageero dheeri ah, macluumaad dheeri ah iyo fursado dheeri ah oo aad shaqada kubiloowdo, aad kuhormarto ama kubadasho xirfadaada.  Waxaan nahay, dhab ahaantii, hormarinta xirfada kaliya iyo hanaanka isku aadinta xirfada oo loogu talagalay in lagu gaaro natiijooyin guul ah oo loogu talagalay dadka xirfad raadiyaasha ah, batrooniyaasha, bulshooyinka iyo Minnesota.