small group of diverse people in a meeting

Fahanka sinaan la'aanta

Inaan fahano takoorka ay waajahayaan dad badan oo kamid ah bulshooyinka kaladuwan ee kudhaqan Minnesota ayaa muhiim u ah shaqadeena. Majirto bulsho waajahda xaalad lamid ah kuwa kale. Adeegyada kaladuwanaanta, sinaanta iyo iskudhafka ayaa naga caawinaaya inaan dhamaan sifiican ufahano cadaalad darada jirta iyo sida aan wax uga qabanayno shaqadeena gudaheeda.

Halkaan waxaad kahelaysaa ilaha qaarkood si ay kaaga caawiyaan inaad fahanto cadaalad darada aadna dhiirigalin uhesho inaad adeeg siiso macaamiil bulshooyin kaladuwan kasocda: