Hands on laptop keyboard.

Gunooyinka shaqo la'aanta iyo wixii kasii danbeeya

Inaad shaqada lumiso maaha wax fudud. Waxaad dareemi kartaa layaab. Waxaad laqamuunyoon kartaa inaad lumisay bulsho ama xataa sharaftaadii. Iyo, dabcan, waxay kugu reebaysaa saamayn dhaqaale. Nasiib wanaag, caawimaad ayaa laheli karaa.

Caymiska shaqo la'aanta ayaa si kooban usii dabooli kara qayb kamid ah mushaaraadka kaadhumay, marka waa muhiim inaad sida ugu dhakhsa badan ucodsato. Arag haddii aad uqalanto gunooyin adoo buuxinaaya codsigaan oonleenka ah.

Khabiir kasocda CareerForce ayaa kaacaawin kara inaad kasii gudubto caymiska shaqo la'aanta. Anagoo kusiinayna taageero kuugaar ah oo qof iyo qof ah, waxaan kugu hagi doonaa fursadaha cusub. Waxaan kusaaraynaa wado kalsoonidaada kor uqaada oo mustaqbal cusub kuufurta. Booqo mid kamid ah xarumaheena dhan kudhawaad 50 xarumood oo leedahay CareerForce kuna yaala daafaha Minnesota si aad u aragto sida aan kuucaawin karno.