mature CareerForce specialist on the phone helping a caller

Khubaro khibrad leh oo kaacaawin kara baahi kasta oo shaqo

Anaga ayaa kucaawinayna. Khubaradeena CareerForce waxay diyaar uyihin inay kaataageeraan baahi kasta oo shaqo oo aad qabto. Waxaa noojooga koox khubaro ah kuwaasoo kajawaabi kara su'aalahaaga, kugu xiri kara ilaha adeegyada la aruurshay iyo macluumaadka ama kugu hagi kara inaad lahaato xirfad soojiidasho badan, hormar iyo joogtaynta guushaada.

Xeelada shaqaalaha—Waxaan abuurnaa xalal hal abuur leh oo shaqaale anagoo isku aadinayna ilaha, fududaynaya wada shaqaynta kana faaiidaysanayna khibrada qaybaha warshadaha shaqada si aan uhormarino sinaanta iyo kobaca dhaqaalaha.

Shaqaalaysiinta naafada—Waxan khubaro kunahay shaqada naafada waxaana bixinaa ilo iyo isbahaysi xeeladeed si aan usoo bandhigno xirfada shaqo ee dadka naafada ah.

Qiimaynta suuqa shaqaalaha ee gobalka—Waxaan bixinaa noocyadii ugu danbeeyay ee xogaha, xaaladaha dhaqaalaha iyo wararka suuqa shaqaalaha anagoo bixinayna khibrad laheli karo, adeegyada qiimaynta, tababarka iyo bandhigyada mawduucyo gaar ah.

Caawimaada shaqale cayrinta—Waxaan kugu hagi karnaa hanaanka adag ee shaqo kacayrin wayn ama xirida ganacsiga. Taas waxaa kamid ah inaan kaacaawino inaad kudhaqanto sharciyada federaalka ee laxariira shaqo kacayrinta balaaran, waxaan adeegyo kaladuwan ugu keenaynaa shaqaalahaaga goobtooda shaqada, oo xataa waxaan soo jeedinaynaa xalal kale oo kuwaaga kaduwan.

Hormarinta ganacsiga—Waxan ubadalaynaa qorshahaaga ganacsiga mid dhab ah anagoo kaacaawinayna inaad balaariso ganacsi horay ujiray, inaad kasoo guurto gobal kale, ama aad ubaahan tahay tilmaan dhanka sharciga iyo fasaxa ganacsiga ah si aad ganacsi iskudhafan ubiloowdo, balaarinta ganacsiga ama meel kale uwareejinta ganacsiga.

Shaqaalaysiinta halgamayaasha—Waxaan kaacaawin karnaa inaad qorato aadna shaqaalaysiiso dadka dalkeena usoo halgamay, oo ah shaqaale xirfad sare leh oo ukeeni kara qiimo badan, hogaamin iyo iskuxirnaanta shaqalaaha goobtaada shaqo.

 

 
  XEELADA SHAQAALAHA SHAQADA NAAFADA IIMAYNADA SUUQA SHAQAALAHA EE HEER GOBAL AAWIMAADA SHAQO KACAYRINTA WAKIILADA HORMARINTA GANACSIGA DADKA CIIDANKA KASOO SHAQEEYAY SHAQADA MACLUUMAAD GUUD
CENTRAL

Della Ludwig

della.ludwig@state.mn.us

320-308-5364 

Pamela Evans

pamela.evans@state.mn.us

218-820-4245

Luke Greiner

luke.greiner@state.mn.us

320-308-5378

Liz McLoone

liz.mcloone@state.mn.us

651-259-7145

West Central:

David Heyer

david.j.heyer@state.mn.us

651-259-7468

East Central:

Bradley Brzezinski

bradley.brzezinski@state.mn.us

218-310-7757

 

Mike Eisenstadt

michael.eisenstadt@state.mn.us

320-308-5358

METRO

Adesewa Adesiji

adesewa.adesiji@state.mn.us

952-261-6942

Liz Jennings

liz.jennings@state.mn.us

651-259-7570

Marci Jasper

marci.jasper@state.mn.us

763-279-4364

Steve Kuntz

steve.kuntz@state.mn.us

612-299-7163

Maureen McAvoy

maureen.mcavoy@state.mn.us

651-501-6392

Tim O’Neill

timothy.oneill@state.mn.us

651-257-7401

Jason Wadell

jason.wadell@state.mn.us

651-259-7552

John Mohs

john.mohs@state.mn.us

651-259-7535

Kylle Jordan

kylle.jordan@state.mn.us

651-259-7436

John Shoffner

john.shoffner@state.mn.us

651-259-7445

Mark Mann 

mark.mann@state.mn.us

763-279-4424

NORTHEAST

Shawn Herhusky

shawn.herhusky@state.mn.us

218-302-8408

Bruce Bock

bruce.bock@state.mn.us

218-302-8429

Cameron Macht

cameron.macht@state.mn.us

320-441-6596

Marla Beaty

marla.beaty@state.mn.us

218-259-1380

Bradley Brzezinski

bradley.brzezinski@state.mn.us

218-310-7757

Tim Trumbull

timothy.trumbull@state.mn.us

218-302-8427

NORTHWEST  

Fern Johnson

fern.johnson@state.mn.us

218-277-7865

Cameron Macht

cameron.macht@state.mn.us

320-441-6596

Marla Beaty

marla.beaty@state.mn.us

218-259-1380

Kari Howe

kari.howe@state.mn.us

218-766-5282

LaDeen Schillinger

ladeen.schillinger@state.mn.us

320-762-7800

sOUTHEAST

Kenneth Johnson

kenneth.l.johnson@state.mn.us 

507-497-1234

Roberta Johnson

roberta.k.johnson@state.mn.us

507-344-2631

Evie Wold

evie.wold@state.mn.us

507-332-5479

Mark Schultz

mark.schultz@state.mn.us

507-205-6068

Laura Dale

laura.dale@state.mn.us

651-259-7519

Natalie Siderius

natalie.siderius@state.mn.us

507-205-6069

Barry Platt

barry.platt@state.mn.us

507-344-2609

SOUTHWEST

Jessica Miller

jessica.miller@state.mn.us

507-344-2610

Roberta Johnson

roberta.k.johnson@state.mn.us

507-344-2631

Evie Wold

evie.wold@state.mn.us

507-332-5479

Luke Greiner

luke.greiner@state.mn.us

320-308-5378

Mee Yang

mee.yang@state.mn.us

651-259-7548

Lisa Hughes 

lisa.hughes@state.mn.us

507-344-2601

Barry Platt

barry.platt@state.mn.us

507-344-2609

GOBALKA OO DHAN

Jackie Buck

jacqueline.buck@state.mn.us

651-259-7598

Deaf and Hard of Hearing (Dhagoolka iyo Dadka Maqalka Culus):

Ron Adams

ron.adams@state.mn.us

651-503-6428

Roberta Johnson

roberta.k.johnson@state.mn.us

507-344-2631

Services for the Blind (Adeegyada dadka Indhoolka ah):

Dave Smith

david.g.smith@state.mn.us

651-643-3413

Cameron Macht

cameron.macht@state.mn.us

320-441-6596

Jackie Buck

jacqueline.buck@state.mn.us

651-259-7598

Business Development Office (Xafiiska Hormarinta Ganacsiga)

economic.development@state.mn.us

651-259-7432

Ray Douha

raymond.douha@state.mn.us

763-279-4341