Group of business people

Dooro inaad noqoto kan ugu fiican

Inaad haysato shaqaale xirfad heer sare ah leh waxay muhiim utahay guusha ururkaaga—mana ahan wax iska imaanaaya. Sirta aan qarsoonayn ee laxariirta haysashada shaqaalaha ayaa ah inaad noqoto meesha ay doonayaan inay kashaqeeyaan. Maaha kaliya inaad mushaar fiican iyo gunooyin siiso. Dhaqanka wanaagsan ee iskudhafan ee goob shaqo leedahay kaasoo dhiirigaliya wada shaqaynta shaqaalaha, wadahadal furan iyo xariirada shaqaalaha oo xoog badan ayaa abuuraaya isbadal wayn. Waa muhiim inaad ganacsigaaga kuxirto bulsho waynta.

Halkaan waxaad kahelaysaa dhawr ilood oo muhiim ah: