construction workers at sunset

Maxaan samaynaa

Waxaan abuurnaa xalal hal abuur leh oo shaqaale anagoo isku aadinayna ilaha, fududaynaya wada shaqaynta kana faa'iidaysanayna khibrada qaybaha warshadaha shaqada si aan uhormarino sinaanta iyo kobaca dhaqaalaha.

Sida aan kuucaawino:

  • Waxaan kacaawinaa dadka shaqooyinka kulug leh ee muhiimka ah dhaqan galinta si guul ah qorshaha heer gobal
  • Waxaan uga faa'iidaynaa khibrada shaqada ee xeeladaha waaxda shaqaalaha
  • Waxaan kuxirnaa shirkadaha waawayn ilaha hormarinta shaqaalaha
  • Waaan kor uqaadnaa hormarka dhaqaale ee gobalka anagoo kaashanayna Khbarada Hormarinta Ganacsiga iyo Taxliiliyaasha Suuqa Shaqaalaha ee DEED
  • Waxaan naqshadaynaa aaladaha iyo adeegyada si aan uga caawino ganacsiyada abuurista xalalka shaqaalaha oo xeladaysan kuwasoo kuhaboon bii'ada maanta ee dhaqdhaqaaqa iyo isbadbadalka badan